Cabdicasiis Afguduud oo ka mid ahaa murashixinta madaxweynaha Puntland oo ku geeryoodey shil gaadhi

Wararka ka imanaya Puntland ayaa tibaaxaya in Cabdicasiis Afguduud oo ka mid ahaa Murashixinta Madaxweynaha Puntland uu ku geeryoodey shil gaari oo uu ku galay inta u dhexaysa Bosaaso iyo Qardho.

Musharaxa ayaa la sheegay inuu ku wajahnaa magaalada Qardho oo ay kasocotey qaban qaabada soo dhoweyntiisa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker