Dhagayso: Qaar ka mida Colimada Somaliyeed oo Cambaareeyay Weerarkii Kaniisadda ee Dalka Faransiiska

Qaar kamida Colimo Aw Diinka Soomaaliyeed oo  si isku mid ah u cambaareeyay dilka dadka rayidka ah lala beegsaday iyo hadalada ay dhibsadeen muslimiintu.

 

Iyo Hadaladii hore uga  soo yeedhay madaxweynaha faransiiska .Isla.Markaana   ku baaqay in laga shaqeeyo sidii Loo heli lahaa is ixtiraam iyo wada noolanshaha dadka kala diimaha duwan.

Warkaasi oo Dhamaystiran Halkan Hoose.ka Dhegayso.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker