Hub´simo Halba la Sistaa

, Waxaan tegay Hargeysa Mudo imka laga Jogo ila Sadeex Sano ka Kor ,
Waxaan Fadhistay meel Shaha laga Cabo oo Aay Dhalin Yaradu Aad u Fadhistaan Waxaan dalbaday shaha .
in yar ka dib Waxaan la Sheekaystay Dhalin Yaradi Goobta Fadhiyay on waliba Qaar ka Mida Gartay.
Dhalin Yarada Waxaan ka Waraystay Xalada Wadanka Khasatan Magalada Hargeysa,
Su aasha Kobaad ee aan Waydeyay Waxay Ahayd ka Warama Magalda hargeysa?
jawab Magalada Hargeysa Waxa ka jira Dulmi Baladhan Waxna la ma Musuq Maasaqay biyo Galintii Magalada , Hargysa Xafada Qaar ka mida, Waxana la Donaya in biyaa Galinta qarnaa lacagtii loogu Talo Galay waa la Cunay , lakiin Xafadan aynu jogno Waxa Biyo Aha oo la so Galinaya ma jirto iyo Xafado Kaleba ,
Waxna la Donaya inbiyi Xunbawayne ka imanayay ee Imaradku ka Qoday in la Geeyo Geedeble oo Xafado Kalee logaa fa iideeyo,
lakiin Meeshan aynu jogno Waxa Biya loguma Tala Galin,,
, Waxaan ku Celiyay Hadana su aal kale Waxanan waydiyay sababtu waa Maxay ?
jawab Qabyalad weeye,
Hadana waxan ku Ceeliyay su aal kale oo Xafadan ma Waxa Degan Qolo garaa ama qolo kaliyaa ?,
jawab maya , lakiin waa la dulmayaa dee xafdan,
Waxaan ku idhi Hada Guri kastaa Marka biya lo Didaayo ma Waxa la Waydinaya Qoladisa ,
jawab adeer maya. lakiin meshan waxba jiree wad arki
Marki intaasi na Dheex Martay Waxan ku idhi Hadiii Waxasi jiraan Maxaad uu Muda Haraadi Waydeen oo aad uu so Banaan bixi Wayden waa ariin Adage,
Dhalin yaradi Hadlka Waxba Kamay so Qadin
Runtii Dhalin yardii waan la Hadlay Waxan ku idhi Waxani Sura Gal Mahaa
Waxaas ha Aaminina Siyasiyiinta Warkaa Suqaa so Galiyee , kalmada way la yabeen,
Waxnay igala Hor Yimadeen Dagaal
islaa Habeenki Waxaan la Kulmay odayshaa Xafada degen Waxay ii Shegeen Warki Galabata Dhalin Yaradu ii sheegtay,
Waxaan oodayaashi waxan ku idhi Hadii Arintani Aay jirto Maha ariin fudud Maxad isu so bax Balaadhan uu Samayn Waydeen sii Aay uu Arkaan cidi biyahan Malgalisay am Dawlada Culays uu Sari Waydeen.
Runtii Waxay ku so Kobeen Xafada wa la Dulmay ,
Mudo Markaan jogey Waxaan oogaday in Warkasi Siyasiyiin iyo Afmishaaro aay Suqaa so Galiyeen marki aan is idhi Dadka Xafada uu sheeg waba lay Shiiday
Runti Biyaha Waxa ka Dhacay Buuq Aad u Badan Magalada Hargeysa Dadka Degan waxay uu qaybisa reero ,
Dadka Waxaas Sameyay wa odayal iyo Siyaasiyiin Dantoda Wadataa
imka iyo Hatan Xagee Ayay ku Danbeeyen Biyi ka imanayay Xunbawayne ee umada lagu walay Afar sano Xagan ayay Marayaan iyo Xagan Ayay Marayaan Dhuuma biya so qaada Ariintaasi Waxay ku Danbaysay ,Qudaan jiriin Qoryo uu Guro ,, dadka waxa kiciyaa siyaasi dantiisaa wataa iyo koox uu shaqaysa Markasta dadku meshay u jilcsn yiin ayay ka weeraraan
guntii iyo gabagabdii dadka rer somaliland gormay waxa oganayaan
dhalin yarda sanad kasta ka qalin jabiisa jamacada ma maxay so kordhiyaan qabylad mise aqoon aay umada ugaa fa iideyaan ?
cawil Afsarkaale

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker