cali guraybaa yaabay

20 / 1 / 2019

CALI GURAYBAA YAABAY

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay

Dadka qaar ma sidanaa ka garasho ah mise wax kalaajira

Waar bileyskan madaxdiisa ee wada guul-wadaa ah kuwan

Difaacaya ee iyana guul wadaa ah miyaanay khajilayn.

Kordhiye. Saaxiib anigu waxaan odhan lahaa CALI SEENYO

Xaal halla siiyo inana waynu siinay.

Waxa kaloo aan leeyay ilaa afar madaxa oo ukala sareeya bileyska

Halla eryo .

Keene. Saaxiib inta kaloo dhan waan kugu raacsanay lakiin

Halla eryo ayaad ku yara khaldantay oo yaa eryaaya maka ay

Uguulwadaynayaan ee isaguna la yaaban kursigan uu ku fadhiyo

Dabeedna ku dhex asqoobay ee wax socdaba aan war uhayn

Ee ciyaal yaryar oo reerkooda ah wax ka dhegaysanaya

Waar ALLA haynoo sahlo

CALI GURAYBAA YAABAY

GUULEED LIIBAAN  SNM1710@LIVECOM

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker