Dhegayso: Lix kun oo Qof oo ku Barakacay Fartahaadda Degmada Afgooye

Mas’uuliyiinta magaalada Afgooye ayaa sheegayay in fatahaadaha ku dhuftay magaalada ay Barakiciyeen ilaa 6 kun oo qof islamarkaana Daadadku  kusii fidiyaan xaafado iyo degaanno cusub.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ku baaqay in wadajir loogu istaago sidii loo samatabixin lahaa dadka ku dhibaataysan degmada Afgooye iyo guud ahaan gobolka Shabeellada Hoose.

 

Xaalada Daadadka ee Degmada afgooye Halkan Hoose ka Dhegayso

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker