Golaha Guurtida oo Ansixiyaay Xeerka Doorashooyinka

Fadhigii 24aad ee kalfadhiga 83aad ee Golaha Guurtidda JSL oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtidda JSL mudane Suleymaan Maxamuud Aadan waxaa uu goluhu cod aqlabiyad ah ku ansixiyey labada xeer ee kala ah wax ka bedelka iyo kaabista xeerka Guud ee doorashooyinka Qaranka iyo diwaan galinta Xeer Lr 91/2023 iyo xeerka wax ka badalka iyo kaabista xeerka Nidaamka Ururada iyo Asxaabta Siyaasadda Xeer Lr 14/2023

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker