Dhegayso: Muhaajiriintii lagu Laayay Libya oo La Ogaaday inay Somaliyi ku jirto

Rag magafayaal ah ayaa Toddobaadkii hore dalka Libya ku laayey dad muhaajiriin ah oo gaadhayey illaa 30 qof, kadib markii muhaajiriinta ay dileen mid ka mid ah magafayaasha.

 

Waxaa hadda soo baxaya Warar sheegaya in dadkaasi ay Soomaaliye  ku jireen, waxaana inta la xaqiijiyay dhintay hal Qof , halka mid kalena u ku dhaawacmay.

Warkaasi oo faahfaahsan Waxay Warbaahintu ka waraysatay Safiirka Somalia u Fadhiya Dalkaasi Libaya . Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy.

Waraysigina wuxuu u dhacay Sida tan.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker