Daawo Khudbadii RW Itoobiya Abiy Ahmed Ee Shirkii Jabuuti.

Ra’iisulwasaare Aby Axmed oo saxaafada la hadlay markii uu sharku soo idlaaday ayaa sheegay in meelo dunida ah laga heshiiyey dhibaatooyin ka waaweyn kuwa dhexyaalla Soomaaliya iyo Somaliland, loona baahan yahay in dhinacyadu ay sii wadaan wada xaajoodkooda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker