AWDAL IYO ASARDA DARIIQA BORAMA VS LAWYACADO
Nolosha aadamuhu waa muhiim in uu helo adeegyo hufan oo u suuro geliya maarayenta maalin nololeedkiisa.
taas oo ka bilaabma adeegyada aas aasiga u ah noolaha aadamaha inta yar ee uu uunkan ku noolyahay sida WAXBARASHAD,
CAAFIMAAD, BIYAHA, ISGAADHSIINTA, KORONTADAย taas oo u fududaynaysa maarayenta noloshiisa si wax ula soo boxo nolol iyo dhaqaale
kobcin taas ooย bundhig u ah shaqo abuur.
waxa hubaal ah inย uu jiro dadaal loogu jiro sidii kor loogu soo qaadi lahaa kaaba yaasha dhaqaale ee SOMALILAND mid ku yimaad iskaa wax u qabso iyo mid maamulba.kaasoo uu balaaleeyeyย markii u horaysay SOMALILAND ASARDA oo ka bilawdayย dariiqa isku xidha BORAMA VS
DILLA ILAA HARGEISA.guul iyo gebagebo fiican ku dhamaaday oo laba caasimadood loo kala dalxiiso sifo raaxo iyo rayenrayen leh.
taas oo ku dhiirisayย dhiiraday in loo badheedho jidka dheer ee BURCO VS CEERIGABO taas oo lagu nasdayย lagu naalooday is gaadhsiin
raaxo le dhalisay.
ASARDA waxayย u biyeysatay guntiga u giijisatay iyaga iyo shacabweynaha guud ahaan SOMALILAND iyo gaar ahaan AWDALBA qurba
joogta iyo qolqol joogta in ay hirgeliyaan dhismaha jidkaa dheer ee BORAMA VS LAWYACADO. iyagoo la kaashanayaย SOMALILAND DEVELOPMENT FUN {SDF} , NGOย BANKIYADAย KA CAAWIYA AFRICA HORUMAINTA wadooyinka iyo is gaadhsiinta.
waxan ALLAHA WAYEN UGA BARYEYAA IN GUUL UU KU DHAMAADO JIDKAA HALBOWLAHA U AH ISGAADHSIINย DHAQAALE IYO HORUMAR
INTABA.
FIIRO GAARA
==========.
KA FOGAADA SIYAASADA GURACAN
KU FIKIRA FAAIIDADA IYO FAYO DHAWRKA
KU FAANA FAAIIDO
KA FIIRSO FOODAย IYO FARAGELIN FAWAAXISH
DALKAAGA U FAAIDEE DADKAAGA U FAAIDEE.
FIKIRKEENU WAA HORAA LOO SOCONAYAA.
SOMALILANDERIS HADAFKEENU WAA HORUMAR
NABAD IYO WADANOOLAASHO
TABTII REERย JAPANย KU JAANGOYNAA.
WIXII RAG U KACO RABINA AQBALO
WUU RUMOOBAA.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI