Samaystoo isbaaro dhigta
Samaystoo isbaaro dhigta
Keene iyo kordhiye
Keene . waaryaa kordhiye saaxiib khudbaddii
m/weynaha maxaad ka fahantay?
Kordhiye . saaxiib waxaan ka fahmay wax dadku aanay
U fiirsan ee wax sheeg gaara ahaa.
Keene. Saaxiib hadaad ujeedo xisbiyada ama farmaajo
Waa la wada fahmay ee maxaad aragtay?
Kordhiye. Saaxiib waxa uu yidhi OODWEYNE waddada
Ha samaysto dabeedna kharashka kaga baxa isbaaro
Ha dhigto intay ugu dhammaanayso 20 sano 30 sano
Yacnii xukuumadu waxba idiinma hayso
Waa sidaa saaxiib bal ufiirso dibna ugu noqo.
Guuleed liibaan snm1710@live com. uk