Daawo:Dawlada Turkiga oo Iibisay Saacaddii uu Lahaa Mid ka mida Hogaamiyayaashii Dawladdii Cismaaniyiinta

Daawo:Dawlada Turkiga oo Iibisay Saacaddii uu Lahaa Mid ka mida Hogaamiyayaashii Dawladdii Cismaaniyiinta.

 

Saacada Oo uu Lahaa Hogaamiyihii Lagu Magacaabi Jiray Cabdul Xamiidkii Labaad ayaa Laga Iibiyay Maalqabeen U dhashay Dalkaasi Turkiga  , 12ooooo kun oo Liire , oo ah Lacagta Wadankaasi Una dhiganta 180000 $

 

Saacaddan ayaa ka mida 300 oo shay oo ay Isticmaali jireen , Dawlada Dalka Turkiga ayaa sheegtay in aanay Tani ahayn In Dawladu Xaraashayso Waxyaabihii Qadiimka ahaa ee Dalkeeda balse Waxay Sheegtay dawladu ina uga Golleedahay in Dadka Maalqabeenka ah ee Reer Turki ay Gataan.

Halkan ka Daawo: Warkaas oo dhamaystiran.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker