Diyaarad ay Lee yihiin Ciidamada Kenya oo ku Burburtay Deegaanka Dhoobley ee Koonfurta Somalia

Khasaaraha Ka Dhashay Diyaarad ay Leeyihiin Ciidamada Amisom Gaar ahaanna Kenya
Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay diyaarad nooca millatariga ah oo  ay leeyihiin

ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl-galka AMISOM ee ka socda Soomaaliya ay ku burburtay garoonka diyaaradaha degmada Dhoobley ee
gobolka Jubbada Hoose.

 

Diyaaradda oo sahay u siday ciidamada Kenay ee ku sugan degmadaasi ayaa la sheegay inay shil gashay xilli ay dooneysay inay caga dhigato garoonka
Dhoobley.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker