Mudane Soo bandhigay Doorka ay Tabayaan Iib-geynta iyo Difaacista Qadiyadda Somaliland

Xildhibaan Axmed Maxamed Maxamuud (Kaare) ayaa iftiimiyey gal-daloolo jirta oo ay tabayso iibgeynta iyo difaacista qadiyadda Aqoonsiga iyo Madaxbannaanida Somaliland.

Xildhibaan Kaare oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland waxa uu sheegay in Somaliland wax badan la qaybsan lahayd dunida haddii kor loo qaado tayada Saxaafadda Dalka, waxaanu xukuumadda ugu baaqay inay hirgeliso Macad kor loogu qaadayo tayada Mihnadeed ee Saxaafadda dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker