Ethiopian Airlines oo Duulimaadyo ka Bilaabeyso Muqdisho.

Ethiopian Airlines oo Duulimaadyo ka Bilaabeyso Muqdisho.

Diyaarada Ethiopia ayaa ku dhawaaqday dib u bilaabista duulimaadka Muqdisho, taaso si toosa u bilaabi doonta 2 November 2018.

Waxaana ugu danbeeyey garoonka muqdisho inay cagaha dhigato 40 sano ka hor.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker