Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka oo geeriyooday

Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Henry Kissinger ayaa geeriyooday isagoo 100 jir ah.

Waxa uu soo noqday diblumaasi sare oo Mareykanka ah iyo la taliyihii amniga qaranka xilligii Nixon iyo maamulkii Ford.

War qoraal ah oo ay soo saartay shirkad uu horey u aasaasay ninkaan, ayaa sheegtay in Kissinger uu ku dhintay gurigiisa oo ku yaal deegaanka Connecticut.Laakin shirkadda Kissinger Associates ma aysan sheegin sababta geeridiisa.

Geeridiisii ka dib, madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush waxa uu sheegay in Maraykanku “uu waayay mid ka mid ah diblumaasiyiinta kalsoonida badnaawax bandanna ka soo qabtay arrimaha dibadda ee Mareykanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker