Liiska Magacyada xildhibaanada Maanta Mooshinka U Gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

Mudaneyaal ka tirsan Golaha Wakiillada ee Somaliland oo tiradoodu gaadhayso 28 mudane ayaa u gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mooshin ay ku dalbanayaan in la dhaqan geliyo xeerka Ururrada Siyaasadda oo dhawaan Madaxweynuhu ku soo celiyey Golahaasi.

Xildhibaannada soo gudbiyey Mooshinka, ayaa u badnaa Xisbiga KULMIYE.

Halkan ka akhri Mooshinka & Liiska Xildhibaanada:-

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker