Daawo:-Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Maxay Ka Yidhaahdeen Warqadda Loo Gudbiyey Gollaha Guurtida.
Hargaysa-(OWN)-Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid ayaa waxaa ay ka hadleen Sida Ay U Arlaan warqad muddo kordhin ah ee madaxweyne biixi u gudbiyey golaha guurtida Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi