Israa’iil oo sheegtay in ay duqeysay 600 oo goobood oo ay leeyihiin Xamaas
Ciidamada Difaaca Israa’iil ayaa hadda ku dhawaaqay inay duqeeyeen 600 oo goobo ay bartilmaameedsadeen ah kuwaas oo ay sheegtay in ay leeyihiin ururka Xamaas.
Taasi waxay la mid tahay 450 ay sheegeen inay garaaceen Sabtidii.
Sheegashada Israaโiil ayaa kusoo beegmeysa xilli Maraykanka uu Israaโiil ugu baaqay in kala saarto Xamaas iyo dadka rayidka ah