Barkacayaasha Istanbuul oo Dibadbax ka dhana Cali Waran Cade oo Ka dhigay Hargeysa.

Isu-soobax ayaa hadda ka socda aagga badhtamaha suuqa Hargeysa, kaas oo ay cabasho ku muujinayaan qaar kamida barakacayaasha istanbuul ee duleedka magaalada.

Dadka ayaa ka cabanaya siyaasiga Cali Warancadde, oo ay ku eedaynayaan inuu dhul ka barakiciyey.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker