Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Dalka jabuuti ayaa la kulmay madaxweynaha Jamhuuriyadda  Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweyne Geelle uga mahad celiyay kaalintiisa nabadeynta iyo dowlad dhiska  Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker