Somaliland Wasiir Hore Ee Maaliyadda JSL Oo Mushaharkii Laga Joojiyay

Guddida Tacliinta Sare ee wasaarada waxbarashada Somaliand ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay gabi ahaan-ba ay mushaharkii ka joojiyeen wasiirkii hore ee maaliyada Md Yuusuf oo guddidaas ka mid ah kadib markii uu xafiis-kiisa ka soo shaqo gali waayey.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker