Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Sida Fiinta Uga Qeyliyey Qalab Ay Xukuumadu Rakibeyso Oo Lacag Aad U Badan Ku Kacaya.
Hargaysa-(OWN)-Jaamac Hilaac xoghayaha boosaha iyo Isgaadhsiinta ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley qalab ay rakibeyso wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland taas oo uu sheegay in qalabkaas ay ku baxeyso lacag dhan 10 Milyan oo Dollar,,,,,,,,,,, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan