Ugu yaraan 300 oo Israa’iiliyiin ah ayaa la dilay – Safaraadda Israa’iil ee Turkiga

Ugu yaraan 300 oo Israa’iiliyiin ah ayaa la dilay illaa hadda, iyadoo tobannaan kale la qafaashay sida laga soo xigtay safaaradda Israa’iil ee Turkiga oo soo werinaysay Wasaaradda Caafimaadka Israa’iil.

Ku dhawaad 2,000 oo qof ayaa lagu daweeyay isbitaallada, iyadoo 19 kamid ah ay xaaladdoodu cuslayd, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Israa’iil.

Tiradan si rasmi ah uma xaqiijin Israa’iil.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker