Hargaysa: Laba Caruura oo Walaalo Ah Oo Ku Dhimatay Gurigoodii oo Dab qabsaday

Inta ta la xaqiijiyey ilaa laba Carruura  oo Walaalo ah ayaa Geeriyootey,kadib markii uu dab qabsadey Gurigii ay deganaayeen oo ku yaalla Magaalada Hargeysa ee Ee Caasimada Soomaaliland.

 

Labada Carruura Ee Dabkaasi ku Waxyeeloobay  Ayaa Ugu Dambayntii Ugeeriyooday  dhaawac culus oo oo Uu Gaadhsiiyay Dabku,waxana gurigooda oo ka sameysnaa Jiingad oo ku yaalla Xaafada Jameecada ee Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa.

 

Qaar kamid ah Shacabka ku nool Xaafadda Jameecada ee uu ku yaalla Guriga uu dabka qabsadey ayaa sheegay  inay aad uga walaacsan Yihiin Masiibada ku Dhacday Qoyskaasi .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker