Dhisida Dekada Berbera

Marka hore waxaan salaamaya madaxweynah somaliland iyo golayasha qaranka marka danbe na waxaan salaamaya Dadweynah reer Somaliland meel Walba ay joogaan .

Salaan ka dib jamhuriyada somaliland waxay u baahan tahay dhaqaale ay kaga maaranto deeqaha dibada uga yimaada oo leh dhibaato baaxad weyn iyo in madax banaanida iyo xornimada arrimaha siyaasada Somaliland ay mugdi gasho .Marka waxaan ku talin lahaa in dekada berbera iyo wadada qabta wajaale la dhiso sida ugu dhakhsida badan iyo in la ilaawin wadadii ceerigaabo oo madaxweyne siilaanyo bilaabay .
Waa bilah tawfiiq
awale burco

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker