Jooqle Odowaa

Walaalayaal, asalamu calaykum, Ramadan Kariim
Waxaan idiinku ammaanayna dedaalka iyo kartida aad muujiseen, een marna kala go’ayn iyo hawsha weyn ee aad u haystaan dadka Somailand iyo Soomaaliyaba. Waxaad ku sifoowdeen dhexdhaxaad iyo war hufan
Cidna kabaha uma qaadaan, hadday tahay qabiil iyo dawlad ama mucaarid, waxaad noqoteen wehelka a true somalilanders.
Haddaba waxaan dhawaan dhawr jeer arkay ninka magaciisu kor ku qoran yahay ee Ahmed Jigga isku soo qora, oo maqaalo sumcadda dalka aad wax u yeelayaa webkiina ku faafi’iya oo been wada ah, oo neceb in wax yari waddanka usoo kordho, mar iyo laba toona maaha.
Waxaan idiinka codsanayaa in ninkaa maqaaladiisa iska hubisaan oo beenta iyo propagandaha aan idiinku fidin, sida kan maanta ku jira ee hawshii National Service illaa Laascaanood laga yimid ku leh waa reer yar oo Sacad Muse ah. He is a sworn enemy of our people, please don’t give him a platform to laugh on an attach to our integrity, stop him asa
Many thanks
M Hassan
shalcaw@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker