War-Deg Deg Ah:- Aqalka Sare Ee Somalia Oo Xidhiidhka U Jaray Aqalka Hoose (Khilaaf Xooggan Oo Qarxay)

Muqdisho-(OWN)-Aqalka sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ku dhowaaqay inuu hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay qalka hoose ama golaha shacabka.

Aqalka Sare ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in aqalka hoose uu baal-maray dastuurka iskuna koobay arrimaha la xiriira miisaaniyadda dowladda iyo arrimaha dibedda.

Waxa uu sidoo kale sheegay in aqalka hoose uu isku koobay matalaadda baarlamanka Soomaaliya, isaga oo guddiyo caalami ah u diray xubno ka wada socda Aqalka Hoose, oo xuquuqdii aqalka sare uu duudsiiyey.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Oo Dhameystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker