Buuni Waxaa lagu helay Kiis Argagaxisnimo,Madaxiisa lacag la duldhigay,Wuxuuna Magangelyo ku joogaa Dalka

Mid ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada boorama ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu afhayeenka xisbiga kulmaiye cabdinaasir buuni ujeediyay dadwayne laga soo xidh xidhay deeganka ruqi ee gobolka awdal oo uu ku tilmaamay in ay kooxo nabadiida ahaayeen.

Sidoo kale masuulka reer boorama ayaa afhayeen buuni ku eedeeyay in uu yahay isagu argagixiso ismarkaana hore loogu helay danbigaasi oo dawlada somaliya madaxiisa dul dhigtay lacag.

Dhanka kale afhayeen buuni ayaa loogu hanjabay in aanu dib usoo dhex maridoonan dhulka ay dagaan beesha uu eedeeyay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker