Golaha Wakiilada oo Ansixiyaay Xubno Kamida Guddiga Diwaangalinta Ururada Iyagoo Kuwo kalena Diiday

Golaha wakiilada Somaliland ayaa diiday inay ansixiyaan Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka Guddida diwaangalinta ururada Siyaasada
Golaha oo xubin xubin cod ugu qaatey 7 xubnood ee Guddidan ayaa waxaa u codeeyey gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka 41 Xildhibaan .
Gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ayaan gaadhin codadkii kalsoonida ee ay uga baahnayeen Golaha wakiilada waxaana ay dib ugu noqon doonan madaxweynaha Somaliland oo isagu hore u soo magacaabey
Halka 5 Xubnood ee kale waxaa ay u codeeyeen 43 Xildhibaan sidaas ayaana ay uga gudbeen codadkii ay uga baahanayeen golaha wakiilada

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker