Weerar Arday lagu laayaay oo ka dhacay Maraykanka.

Wiil hubeysan oo 18 jir ah ayaa rasaas ku furay dugsi hoose oo ku yaalla gobolka Texas, halkaas oo uu ku dilay ugu yaraan 18 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn.

Wiilkan ayaa Xilliga uu weerarka qaaday ay goor lagu jiro fasalada oo ay waxbarashadu socoto.

Waa dhacdadii labaad ee dalka Maraykanka ka dhacda wax ka yar laba todobaad.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker