Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani oo Safar ugu Baxay Kenya
Musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta duhurkii safar deg deg ugu baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya .
Musharaxa ayaa marti qaad ka helay dalalka Somaliland ka tageera Dimuqraadiyada iyo doorashooyinka .
Safarkan Cirro ayaa ku soo beegmaya xilli dalka uu ka jiro khilaaf xoogan oo arimaha doorashooyinka ah .