Dab Ka Kacay Guri ku Yaala Degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa

Dab ka kacay guri daar ah oo ku yaala degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen.
Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa,
waxaana ciidamaduka badbaadiyeen guryo kale oo daara ,mana Jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay.

Ciidanka Booliska degmada Ibraahim Koodbuur, maamulka dawlada hoose ayaa iyaguna dhankooda hawlgalkaa ka qayb qaatay, waxaana had iyo goor Ciidanka Booliska JSL iyo DHH si dhakhso ah u yimaadaan goobaha hawlgalada dabku ay ka dhacaan ee gobolada iyo degmooyinka dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker