Somaliland Oo U Jihaysatay Weji Cusub Oo Siyaasadeed
Somaliland ayaa maanta U Jihaysatay Weji Cusub Oo Siyaasadeed kaddib markii ay maanta si rasmi shahaadooyinka aqoonsiga u qaateen Ururrada Cusub ee siyaasadda oo la filayo inay ka qayb-qaataan doorashada Axsaabta Qaranka.
Ka Daawo Muuqaalka Hoose Hadallo xambaarsan farriimo kala duwan oo ka soo yeedhay hoggaamiyeyaasha Ururrada Siyaasadda