14 Qof oo Ku Dhintay Dhul Go’ Ka Dhacay Caasimadda Dalka Cameroon
Dhul Go’ Ka Dhacay Caasimadda Dalka Cameroon Ayaa Waxaa Ku Dhintay Uga Yaraan 14 Qof Oo Ka Qayb Galayay Aas , Dadka Aaska Ka Qayb Galayay Ayaa Ku Sugnaa Garoon Kubada Cagta Lagu Ciyaaro Oo Ku Yaala Caasimada Cameroon.
Naseri Paul Bea, Oo Ah Gudoomiyaha Gobolka Bartamaha Cameroon Ayaa yidhi ” Waxaan Meydadka U Wadnaa Qolka Meydadka Ee Cisbitaalka Dhexe, Iyadoo la Baadigoobayo Dad Kale , Ama Meydad kale “