Madaxwaynihii Hore ee JSL Axmed Siilanyo Oo Tacsi U Diray Siyaasi Marxuum Cali Sandule Oo Magaalada Hargeysa Ku Geeriyoday.9

Madaxwaynihii Horee JSL Axmed Siilanyo Oo Tacsi U Diray Siyaasi Marxuum Cali Sandule Oo Magaalada Hargeysa Ku Geeriyoday.

 

Madaxwaynihii-Hore-JSL-Axmed-Siilanyo-Oo-Tacsi-U-Diray-Siyaasi-Marxuum-Cali-Sandule-Oo-Magaalada Ku Geeriyooday isla markaana Madax  soo Noqday  Wasaarada Shaqo Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada,

 

Somaliland Marxuum Cali Maxamuud Axmed “Cali Sandule” oo Hargeysa ku geeriyooday maanta.
Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu booqasho ugu tagay guriga Marxuumka Xilligii Xanuunku ku soo booday 24kii  August, 2018kii, Muddadii intaas ka dambaysay na Marxuumku waxaa  lala
tacaalayay xaaladiisa caafimaad.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo wuxuu Wasiir Hore Cali Sandule Ku sifeeyay inuu ahaa Oday Qaran oo talo qabeen ah, Xil Gudasho Leh, Dalkiisana ugu  Shaqeeyay mansabo dawladeed oo kala duwan waxaanu madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo marxuumka ALLE uga baryayaa inuu Jannatul Firdawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Ehelkii, Saaxiibadii iyo Dhammaan Shacabka
Somaliland ee uu ka baxay Marxuumku Samir Iyo Iimaan ka Siiyo, Amiin Amiin Amiin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker