Faransiiska oo Abaaraha ka Jira Biyo Dhaamis Bilaabay

Dowladda Faransiiska ayaa magacawday guddi khubaro ah oo wax ka qabata abaarta keentay in boqol tuulo iyo dheeraad ay ku yaraadaan biyuhu.

Booyado ayaa u dhaaminaya haatan goobahaas maadaama oo “qasabadihii aanay biyo ka soo qaadayn ceelashii” ayuu yidhi wasiirka deegaanka, Christophe Béchu.

Xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in ay tahay abaartii ugu darneyd ee soo marta Faransiiska.Waxaana haatan biyaha loo tashiilaa 93 gobol.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker