Golaha Guurtida oo Ansixiyaay Xeerka Caruurta.

Fadhigii maanta ee Golaha Guurtidda JSL oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha Golaha Guurtidda mudane Suleymaan Maxamuud Aadan, waxaa uu goluhu ku ansixiyey Xeerka
Xuquuqda Caruurta iyadoo ay ogolaadeen 41 mudane 3 mudanena diideen 7 mudanena ka aamuseen gudoomiyuhuna aanu codayn.

Ansixinta ka dib wuxuu Gudoomiyuhu ku war galiyey mudanayaasha inuu dhamaaday kalfadhgii 78aad ee Golaha Guurtidda, isagoona ku war galiyey inay mudo 45 cisho ah fasax ahaadaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker