Ruushka oo u Hanjabay Dalaalk Yurub

Ruushka ayaa ku hanjabay in dalka Lithuania uu sida ugu dhaqsiyaha badan u wajihi doono cawaaqib xumada ka dhalata mamnuucidda badeecooyinka isaga kala gooasha gobalka Baltic-ka ee dhulka Ruushka ee Kali-ningrad.

Sarkaal sare oo ka tirsan Ruushka, laguna magacaabo Nikolai Patrushev, ayaa ku tilmaamay fal cadaawad ah tallaabadaas, wuxuuna ka digay in tillaabooyinka aargoosiga ah ee Moscow ay qaadi doonto ay saameyn xun ku yeelan doonaan dadka Lithuania.

Midowga Yurub ayaa sheegay in Lithuania kaliya ay fulineyso cunaqabateynta Midowga Yurub ee ku aadan duulaanka Ruushku ku qaaday Ukraine iyo iyadoo alaabada aan la cunaqabateyn weli loo ogol yahay inay sii maraan Kali-ningrad

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker