Xisbiga UCID Oo Soo Magacaabay Xubinta Xisbiga UCID ee komishanka doorashooyinka Kadib Iscasilaadii ..

Xisbiga UCID ayaa usoo xulay Ibraahim Aadam Cali (Ibraahim Macalin), inuu ahaado Xubinta Xisbiga UCID ee komishanka doorashooyinka Qaranka,kadib markii uu is-casilay Cabdifataax Ibraahim Sheekh.

Xisbiga ayaa maanta u gudbiyay madaxweynaha xubinta cusub.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker