Xukuumadda Somaliland oo Bilaabaysa Dhismaha Masaajidka Saylac

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha iyo dalxiiska Somaliland mudane, Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa sheegay in ay qorshaha ugu jirto dib u dhiska Masaajidka magaala Xeebeedka Saylac, dhismayaal laga hirgelinayo degmadda Laas Geel iyo qodobo kale.

Wasiirku waxaa uu sidan ka sheegay kulan uu la qaatay guddi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiillada Somaliland.

“Asaarta qadiimiga ah xoog ayuu saaray, kuwaas oo ay ka mid yihiin, imikana diyaar ayaan u ahay ayuu yidhi wixii dadaala, sida masaajidka Saylac, Laas-geel, Ceerigaabo, waxaasi oo dhan tafaasir fara badan ayuu ka bixiyay, xaydaab ayuu u sameeyay meel walba”Ayuu yidhi xildhibaan Obsiiye guddoomiye ku xigeenka guddi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiillada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker