Madaxweyne Muuse Biixi Oo Laalay derejo beddelka Degmooyinka Balligudbadle, Caynaba iyo Xaysimo.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dib ugu celiyey Golaha Wakiillada ansixintii derajooyinkooda ay kor ugu qaadeen Golaha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland, Degmooyinka Balligudbadle, Caynaba iyo Xaysimo.

Madaxweynaha ayaa dib u celinta derejo beddelka loo sameeyey ku sababeeyey in ay ka hor imanayso Dastuurka iyo Xeerarka dalka u yaalla.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker