Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa ku dhawaaqay inay Bari Ciid tahay

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin Axmed ayaa ku dhawaaqay in maalinta Beri ay tahay Ciid

Waxaana uu hambalyo u diray Shacabka Somaliland.

Wasaarads Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaan iyadu Wax War ah ilaa hada soo saarin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker