Xildhibaan mohamed cali xuseen waa musharax da yar oo karti aaan ku ogahay.

xildhibaan cali maxamed xuseen waa nin u taagan jagada musharaxnimada  ee soo socota ee deeganada, ee  ka dhici doona jamhuuriyaddeena curdina ah ee somaliland. waa nin salaad xafid ah, karti iyo aqoon aan ku tuhmayo.waana nin u diyaara oo ay ka dhabta tajay inuu ka mid noqdo  dadka sida dhabta ah ugu diyaarka ah wax ka badalka iyo billicda magaalada gaar ahaan hargeysa maroodo jeex.
waa muwaadin reer somaliland ah, balse ku dhashay sannadku markuu ahaa  1989kii gobolka faafeen ee deegaan  soomalida  ethiopia,balse wax barashadiisii ku qaatay  dugsiga hoose dhexe ee axmed dhagax,waxbarashadiisii sarrana ku dhamaystay dugsiga  sare ee gaandhi,kana baxay jaamacadiisii kuliyada public health ee jaamacadia la yidhaahdp hope ee ghargesya ku taal ,haddadan  uu ka wado mastartiisa jaamacada abaarso, ee isla hargaysa.
waxa uu kasoo shaqeeyay ururo badan oo ay ka mid ahaayeen saywo,iyo sodco,haddadan waxa uu ka mid yahay wasaarada waxbarashada ee degmada fara weyn ee somaliland.
maxamaed cali xuseen oo loo yiqaan nasri waa nin ay ka dhabtahay u shaqaynta dalkiisa haddii aynu doorano dadka hamiga xambaarsan mar walba waxa ay noqon dad ku talaabsada horumar baaxad leh.
maqaalka maanta
hamse riraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker