War deg edeg ah : Dawlada Soomaaliya Oo Go’aan Ka Gaadhay Sharciga Doorashoooyinka
Muqdisho(OWN):-Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel mariyeen Hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta.