Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka Ku Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka Booqday Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo xaalad Caafimaad u jiifa Cusbitaalka Haldoor ee Magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha ayaa Suldaanka iyo Guud ahaan Bulshada Somaliland ee Xanuunada u jiifa ugu duceeyey Caafimaad qab.
May be an image of 3 people and people standingMay be an image of 6 people, people sitting, people standing, headscarf and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker