Dad u Dhintay Abaaro Xooggan oo ka Jira Koonfurta Soomaaliya

Bilihii u dambeeyay meelo badan oo koonfurta Soomaaliya ah waxaa laga soo sheegayay abaaro baahsan oo galaafanayay xoolaha. Haatan waxaa meelaha qaar laga soo warinayaa dad haraad iyo gaajo u dhimanaya.

Ugu yaraan qof ayaa la soo wariyay in oonka iyo harraadka awgeed uu ugu geeriyooday deegaannada galbeedka Kismaayo, kuwaasi oo ay si weyn u saameeyeen abaaraha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker