Booliska Gobolka Banaadir oo Gacanta ku soo dhigay Miinooyin

Booliska Gobolka Banaadir oo howlgallo qorsheysan maanta ka sameeyay degaanka Siinka dheer, ayaa Gacanta ku sooo dhigay walxaha qarxo, gaar ahaan Miinooyinka Dhulka lagu aaso, taas oo ay Dhagar-qabayaasha A-lshabaab qorshaynayeen inay ku wax yeelleeyaan Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Saraakiisha ciidanka ayaa boggaadiyay shacabka Degaanka oo si wanaagsan arrintaan ugala shaqeeyay, kuwaa xogta Dhagar-qabayaashana la wadaaga ciidanka, si looga hortago dhagarta arxan laaweyaasha cadeeystay waxyelleeynta Shacabka.

Sidoo kale Sarakiisha ayaa xaqijiyay inay sii socon doonaan howlgallada lagu bartilmaameedsanayo ka hortagga dhagarta argagixisada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker