“ Ma dhacayso Xisbiyo ururro noqonaya, mana suurtoobayso ururro ka qeyb gali doona Doorashada Madaxtooyada ee 13ka November”
“ Ma dhacayso Xisbiyo ururro noqonaya, mana suurtoobayso ururro ka qeyb gali doona Doorashada Madaxtooyada ee 13ka November, cid awood u leh muddo xileedka Axsaabta in ay maalin ka dhinto ma jiri doonto sida aanay suurtogal u ahayn in muddo xileedka Madaxweynaha maalmo laga dhimo,”
Musharrax Cabdiraxmaan Cirro