Qorsheyaal Dhegaraysan oo Somalia Dib ugu Raadinayso Midnimadii Fashilantay oo Somaliland Ka Socda Iyo

Hargeysa (OWN)- Qorsheyaal Dhegaraysan oo dowladda iyo siyaasiyiinta Somalia Dib ugu Raadinayaan soo celinta Midnimadii Fashilantay ee 1960kii dhexmartay Somaliland ayaa xilligan si habsami ah uga hirgalay gudaha Gudaha JSL isla markaana ku dhaqankooda ay durba qaateen tiro yar oo  ka mid ah  shacabka Somaliland oo u adeegaysa rabitaanka Soomaaliya.

Shaqsiyaadkan oo danahooda gaarka ah inay fushadaan u dhaafsaday dantii guud ee Qaranimada, ayaa gebi ayaanba iska illaabay dhibkii loo soo maray dib u xoreyntii dalka iyo dhibkii Shacabka ka soo gaadhay midnimadii labada waddan ee Somaliland iyo Soomaaliya.

Waxa arrimahan si qotodheer u faaqiday Xeel-dheere Ismaaciil Cabdilaahi oo ah Aqoonyahan falan-qeeya siyaasadda gobolka.

OWN Desk

Hargeysa-Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker