Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo Hadhi-sharafeed u sameeyey Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar

Hargeysa (OWN)- Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa maanta magaalada Hargeysa hadhi-sharafeed ugu sameeyey Suldaanka Beel0weynta Arab Sheekh Isaxaaq Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Suldaan Maxamed.

Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar ayaa toddobaadkii hore loo caleemo-saaray xilka saldannada kaddib markii uu geeriyooday Aabihii Allah ha u naxariistee Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo toddobaadkii hore aas Qaran loogu sameeyey Hargeysa.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker